DFS Oo Magaalada Dhuusa-mareeb kusoo rogtay Amaro ka dhan ah Maamulka Ahlusunna

Reading Time: < 1 minute

 

Dowlada Federaalka Soomaalia gaar ahaan laamaha Amaanka Dowlada ayaa waxa ay amar kubixiyeen in aanan Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug lagu qaban Karin Shirar Siyaasadeed oo ay san Dowladu wax  ko Ogayn.

Milkiilayaasha Hotelada Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu wargeliayay in aanan Guryohooda lagu qaban Karin Shirar aysan Dowladu waxka Ogayn.

Arintaa ayaa waxa ay kusoo aadaysaa xili Maalmaha soo cocda Magaaladaa ay marti gelinayso Dowrasho kadhacda Galmudug.

Amarkaa kasoo baxay laamaha Amaanka Dowlada Soomaalila Ayaa waxa uu ku soo aadayaa Xili uu tagan yahay Khilaafkii Dowlada iyo Maamulka Ahlusunna mana jiro ilaa iyo hada wax war ah oo kasoo baxaya Maamkulka Ahlusunna oo ku aadan amarka Dowladu soo saartay.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!