DFS oo digniin ka soo saartay fuustooyin ku soo caariyay xeebta Cadale

Reading Time: < 1 minute

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay fuustooyin ku soo caariyay xeebta degmada Cadale.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in sida ugu dhaqsiayaha badan halkaasi loogu diri doono khubaro baaris kusoo sameeya walxaha looga shakisan yahay fuustooyinkaasi.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA KASOO BAXAY WASAARADDA.