Reading Time: < 1 minute

Dowladda Federaalka Soomaalia ayaa waxa ay Ciidamo aad u farabadan gaynaysaa Degmada Buur-dhuubo ee Gobolka Gedo waxaana Ciidama laga qaadayaa Degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo.

Ciidamadaan ayaa waxa ay qayb ka yihiin Ciidamada Dowladda Soomaalia ay ku carqaladaynayso Amaanka Deegaanada Nabada ah ee Dalka waxaana hada la soo sheegayaa in Buurdhuubo ay ka taagan tahay xiisad Dagaal oo ka dhalatay Ciidamada halkaa la gaynayo.

Tirinta maalmaha uga harsan xafiiska Madaxweynaha Maxamed Farmaajo.
MUDADA KA HARSAN XILKA XAFIISKA MADAXWEYNE FARMAAJO
315 days
00 hours
20 minutes
17 seconds

Maamulka Degmada ayaa isku maandhaafay Ciidamada halkaa tegaya waxaana khilaafka Maamulka Degmadu uu gaaray meeshii ugu sareysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here