Deni oo shaaca ka qaaday in la xaliyay khilaafaadkii Maamulka Pntland kajiray waayihii dambe

Reading Time: < 1 minute

 

Saciid Cabdulaahi Dani Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa waxa Shacabka Reer Puntland u Sheegay in uu furi doono Pog Cusub oo lagu hagayo siyaasa Maamulka Puntlad kaa oo maalmihii dambe ahaa mid anan xaalkiisu wanaagsanayn.

Madaxweynaha ayaa sheegay in lasoo afjaray Khilaafkii maamulkiisa harreeyay ku dhawaad halkii sano ee uu ka shaqeynaayay degaanada maamulka Puntland.

Waxaa uu sheegay in dhammaan Khilaafyadii jiray xaliyay sidda Cabshadda beelaha iyo qaar ka mid ah xildhibaanada maamulka oo si weyn uga soo horjeeday maamulkiisa.

Golayaasha Dowlada ayuu sheegay in uu si dhaw ula shaqayn doono Khilaaf Dambe oo Maamulkiisu hareeya ayuu sheegay in usan jiri doonin xili maalmihii dambe Maamulka Puntland uu ahaa mid hareeyay khilaafkii ugu xumaa abid kaa oo sababy in xilkiisa uu waayo mid ka mid ahaa Madaxdii ugu saraysay Maamulka Deni uu hogaamiyo balse hada uu Madaxweynhu waxa uu tibaaxay irinkaa xal laga gaaray.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!