Deni oo kulamo xasaasi ah ka wado Magaalada Nairobi

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa waxa uu kulamo kala duwan ka wadaa Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxa ayna kulamadaa ay yihiin kuwo uu ugu golyeeyahay in kor loogu qaado howlaha deegaanada Maamulka Puntland.

Maamulka uu hogaamiyo Deni ee Puntland ayaa waxa uu muran xoogan kala dhexeeyaa Madaxda Dowladda Dhexe ee Soomaalia waxaana Deni uu ku dadaalayaa Sidii uu Qurba joogta Reer Puntland u kasbanlahaa.

Deni ayaa waxaa la ogayn inta uu ku sugnaan doono Magaalada Nairobi waxaan halkaa uu kula kulmi doonaa Shacab iyo Madax ka soo jeeda Jeegaanada Maamulka Puntland.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!