Degmada Afgooye oo Goordhaw Kooxo Hubeysan Ay Ku Toogteyn Oday 70 Jir Aha

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imanaya degmada afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose aya shegaya in goor dhaweyd kooxo hubeysan ay halkaasi ku dileyn oday 70 sano jir aha.

Ruuxa La dilay oo magaciisa lagu shegay Abuukar Suldan aya ka mid aha dadka deganka waxana toogtay kooxo ku hubeysan bastoolado.
Odayga 70 Sano jirka aha aya lagu dilay xaafada Xaawo Taako oo ka mid ah Xaafadaha Degmadaasi.

Raga Dilkaasi geystay aya goobta isga baxsaday sida wararku ay shegayaan,iyado marxuumka uu ka mid aha odayaasha dhaqanka ee degmadasi laga garanayo.

Muddooyinkii waxaa sii xoogeysanayay falalka dilalka ah ee ka dhac Afgooye, waxaana maalin ka hor lagu dilay Farsamaqaan si aad ah looga yaqiinay magaaladaasi.