DEGDEG:Dagaal xoogan oo ka socda Degmada Jawiil

Reading Time: < 1 minute

Waxaa Warar kala duwan ay kasoo baxayaa Dagaal xoogan oo kasocda Degmada Jawiil ee Gobolka Hiiraan Dagaalkaa ayaa waxa uu u dhexeeyaa labo Maleeshiyo Beeleed oo halkaa wada dega.

Dadka Deegaanaka ayaa waxa ay kusoo waramayaan in halkaa weli laga maqlayo rasaas xoogan oo ay isku adeegsanayaan labada dhinac ee Dagaalku u dhexeeya.

Odayaasha iyo waxgaradka labada dhinac ayaa waxa ay wadaan hakinta Dalkaa halkaa kasocda waxaana losoo sheegayaa in uu kordhay Khasaaraha Dagaalka ee labada dhinac.

Majiro wax war ah oo kasoo baxaya Maamulka Dowlad Goboleedka Hiirshabeelle iyo kan Gobolka oo ku aadan qaboojinta xaaladaa kataagan Degmada Jawiil.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!