[DEGDEG] Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo Geeriyooday

Reading Time: < 1 minute

Xildhibaan Axmed Dhimbil Casoowe ayaa la sheegay inuu maalmahii la soo dhaafay uu u xanuunsanaa caabuqa Covid-19, xildhibaanka ayaa goordhaweyn ku geeriyooday magaalada Muqdisho, wuxuuna u dhinta caabuqa Covid-19 sida aay sheegeen ehelkiisa.

Allaha u naxariistee Xildhibaan Casoowe ayaa mar soo noqday Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaankii KMG ahaa.

Bahda MOL waxay alla uga baryeeysaa in uu jannadii ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan uu eebbe ka siiyo.