Weerar toos ah ayaa ka socda Hotel SYL

Reading Time: < 1 minute

Weerar toos ah ayaa ka socda agagaarka Madaxtooyadda Soomaaliya

Laamaha ammaanka ayaa xaqiijiyey in wadada u dhaxaysa Syl iyo iridda Madaxtooyadda ay xabadi kasocoto walow aan la ogeyn nuuca Kooxaha dagaalamaya.

Wararku qaarna waxa ay sheegayaan in Madaxtooyddala la weeraray.

wararka qaarna waxaa ay sheegayaan in Gudaha loo galay hotel SYL

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!