(DegDeg) Ilaa Saddex Qarax oo goor dhow ka dhacay KM 4

Reading Time: < 1 minute

Qaraxyo xooggan oo gaaraya ilaa Saddex ayaa hadda ka dhacay magaalada Muqdisho sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah goobjoogayaal.

Qaraxyada ayaa ka dhacay KM4 Ilaa aadda Hoteelka Afrika.

Kooxo hubeysan ayaa gudaha u galay Hoteelka Xayaat ee ku yaalla aagga KM4 ee Muqdisho .

Weerarka ayaa ku bilowday Qaraxyo.

Waxaa hadda socta rasaas ay adeegsanayaan Ciidamada dowladda iyo kooxda soo qaaday Weerarka.