War hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in Qarax dhawaqiisa laga wada maqlay Magaalada Muqdisho uu ka dhacay wadada Maka Al-mukarama.
Sida ay wararku sheegayan Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka Hotel Dayax,waxaana la maqlaya rasaas xoogan.
warkaan waxii ku soo kordho kala soco halkaan