War hada naga soo gaaray ayaa sheegaya in Qarax Xoogan oo ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho jugtiisana laga maqlay guud ahaan degmooyinka G/ Banaadir.
Wararka waxay intaas ku darayaan in uu yahay Qaraxa ismiidaamin iyadoona la sheegayo in lagu weerar Xarunta Degmada Hodan.
Warkaan waxii ku soo kordho kala soco Halkan