DEG DEG:Qarax Xoogan Oo goordhow Muqdisho ka Dhacay +Rasaas Xoogan Oo la maqlayo

Reading Time: < 1 minute

War hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in goordhow qarax gaari lagu weeraray Hotel wehliye ee Magaalada Muqdisho.

Rasaas Xoogan ayaa hada laga maqlayaa goobta qaraxa uu ka dhacay,lama oga in haatan dagaal toosa uu socdo balse waxaa halmar guud ahaan Magaalada Muqdisho laga maqlay Qaraxa jugtiisa.

Waxii warkaan ku soo kordho lasoco Insha Allh

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!