Jugta qaraxa ayaa inta badan laga maqlay Xaafadaha magaaladda Muqdisho.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay Warshadda Caanaha Degmadda hodan ee Gobolka Banaadir.
Waxa la xaqiijiyay in qaraxa uu geystay khasaare dhimasho iyo dhaawaca.
Warkaan waxii ku soo kordho kala soco Halkan