DEG DEG:Qaarax Xoogan oo Gordhow ka dhacay Muqisho

Reading Time: < 1 minute

Wararka naga soo gaaraya gudaha Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gordhiow kamqakya Jugta Qarax Xoogan.

Qaraxa ayaa guud ahaa Magaalkada  Muqdisho laga maqalay,waxaana la sheegaya inuu ka dhacay Wadad Maka Almukarama oo ah wado aad mashquul basdan.

Warkaan Waxii ku soo kordho Halkan kala soco Insha Allh