DEG DEG:Madaafic Sababay Khasaaro Nololeed oo Goor Dhaw Ku Hoobtay Xaafado Ka Tirsan Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Wararka inaga so garaya maagalada muqdisho aya shegaya in goordhaweyd madaafiic lagu weeraray qeybo ka mid ah xaafada deriska la ah Stadium Muqdisho.

Ila lix hoobiyoyaal aya lagu so tuuray Stadium Muqdisho waxana dhamaan ay aheyen kuwo ku dhacay Xaafadaha deriska la ah.
Qasaaraha ka dhashay aya la xaqiijin karin,balse dad goob jogayal ah waxa ay ino shegayn in ila afar ruux oo dhawacoodu liito ay halkaasi ku arkeyn.
Dadka xaafada aya gurmad xoogan usamneyay dadka madaaficdasi ay sameyen sida ay shegeyn dadka degankasi.
Inta Badan Kooxda Argagixisada ah ee al shabaab aya weeraro nuucan ka geysta gudaha magaalda muqdisho.