War deg deg ah oo hada nasoo gaaray ayaa sheegay in agagaar Bosteejada Daallo ee Hawlwadaag lagu dilay ruux halkaasi ku sugnaa,sida ay inoo xaqiijyeen goob joogayaal.
Goobjoogayaasha ayaa inoo sheegay in ruuxa la dilay oo marayay meel aan ka fogeen Bosteejada daallo ,waxaana la sheegay inay dilka kadib goobta ka baxsadeen.
Ciidamada dowlada ayaa goobta gaaray waxayna ka bilaabeyn baaritaan ay ka baadi goobayaan shaqsiyaadi dilka ka danbeeyay.
Maamlahaan danbe waxaa sii xoogeeesanaya dilalka ka dhacaya Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho , iyadoona joogta ay ka noqdeen.