Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa goor dhaw xilkasi laga qaaday sida warar lagu kalsoon yahay ay xaqiijiyen.
Madaxweyne Maxmed cabdullahi farmaajo ayaa xilkan ka qaaday Gudoomiye Ibraahim Iidle Suleymaanisaga oo lagu bedelay Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed.