War hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in Gaari nuuca Xamuulka qaado ah oo looga shakisan yahay qarax in uu wado in uu yaalo Xaafada Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid.
Goobjoogayaal ku sugan halka uu gaariga yaalo ayaa inuu sheegay in gabio ahaan laxiray goobta oo yaalo,waxaana haatan halkaasi ku sugan Ciidamo katirsan kuwa degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.
Waxaa lagu kala cararay halka uu Gaariga yaalo waxeyna dadka ka dhul sugayaan baaritsta ay ciidamada ku hayaan Gaarigan.
Warkaan Waxii ku Soo Kordho Kala Soco Halkaan