DEG DEG:Dad aan Xildhibaano aheyn oo buuxiyay Hoolka Golaha Shacabka

Reading Time: < 1 minute

Wararka aan ka heleyno xarunta Golaha Shacabka ayaa  sheegaya in ay halkaasi ku sii qul qulayaan dad lasheegay in aysan ka tirsaneyn xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Ilo xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in Howlka Golaha shacabka ay buux dhaafiyeendad aan ka tirsaneyn xildhibaanada Baarlamaanka waxaana la sheegay in ay doonayaan inay ka qeyb qaatan cod uqaadista mooshinka ka dhanka ah gudoomiye Jawaari.

Dhanka kale waxaa afaafka hore ee Golaha shacabka ku sugan xildhibaanada taageersan gudoomiye jwaari, waxaana ay doonayaan inay gudaha ugalaan xarunta golaha shacabka iyaga oo maanta halkaasi kaga doodi doona xalada baladxaawo.

 

Wararkan waxii ku soo kordho kala soco Halkaan