DEG DEG:Ciidamo Gaar ah uu leeyahay Khayre Oo jidadka ka celinayo Xildhibaanada

Reading Time: < 1 minute

Wararka nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in ciidamada ammaanka ay dabka ku celinayaan gaadiidka xildhibaannada, ay ka reebayaan ilaalada, islamarkaana xildhibaanka lugeynayo ama sidoo kale gaarigiisa kaliya ku tagayo xarunta.

In ka badan 100 xildhibaan ayaa gudaha ku jirta, kuwo kalena waxaa lagu celinayaa banaanka, iyadoo ammaankana aad iyo aad loo adkeeyay.

Xildhibaanna Feelal dheer dheer ayeey ku jiraan, sida muuqatana xaaladda aad iyo aad  bay u adag tahay.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!