DEG DEG:Cabdi wali Muudey Oo Gadiiid Dagaal wato hada gaaray Xarunta Golaha Shacabka

Reading Time: < 1 minute

Waxaa goodrhow xarunta golaha shacabka soo gaaray gudoomiye ku xikeenka kowaad ee Golaha shacabka cabdi wali muudey oo wato gadiid dagaal oo aad ufara badan.

Muudey oo ay galbinayaan gadiidka gaashaaman ayaa gordhow soo gaaray xarunta, waxaana la arkayaa taag taag ka bilawday agagaarka xarunta oo ay ciidamo fara badan joogan.

Gudoomiye Jawaari ayaa horay usoo gaaray xarunta golaha shacabka isaga oo wato ciidamo aad ufara badan.

waxaana  saacad walba la filan kara isku dhac labada ciidan dhexmarto.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!