War hada nasoogaaray ayaa sheegay in goordhow lakala baxay Hotel Afrika Afhayeenkii hore ee Galmudug Abdullaahi Haashi Roob da’ay.
Abdullahi Haashi ayaa dhawaans heegay inay ciidan katirsan Kuwa Dowlada afduubteyn oo ay qol mugdi ah ku xirtayen islamarkaana dharka ka siibeyn Sawirana ay ka qaadeyn isaga o qaawan.
Xili oo maanta ku sugnaa Hotel Afrika ayaa waxaa soo gaaray halkaasi ciidan katirsan NISA iaygoona ka kaxeestay Hotelka waxaana la sheegay in lala aaday dhanka iyo CID.
warkaan waxii ku soo kordho kala soco Halkan