War deg deg ah oo soogaaray RC ayaa sheegaya in tiro hoobiyayaal ah lagu weeraray xarunta Xalane oo ay dagan yihiin madaxda Puntland & Jubaland .
Hoobiyayaasha ayaa lagu kala weeraray agaagarka Airporta ka halka kuwa kala laleeyahay waxeey ku dhaceen gudaha xerada.
Shir ayaa la filaayay inuu dhaxmaro beesha caalamka & dowlad goboleedyada lama oga weerarkaan siduu usaameen doono.