Deg Deg: Xaaf iyo Deni oo Warsaaxaafadeed soo saaray(Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacayo ku qaabilay wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.

Kulanka Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha Galmudug waxaa qayb ka ahaa masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Puntland iyo Galmudug.

Kulankooda kadib ayaa waxaa ay siwadajir ah u soo saareen war-Saxaafadeed ka kooban dhowr qodob.