Deg deg: weerar ka dhacay Magaalada Boossaaso

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imaanaya Magaalada Boossaaso ayaa sheeya in halkaas lagu weeraray Laba qof oo shacab ah. Sida warka ay ku heshay MOL midna ka mida labadaa qof waa  dhintay mid klana waa  dhaawac. Falkaan ayaa ka dhacay  dhabarka dambe ee dowladda hoose ee Boossaaso.

Kooxo hubaysan ayaa la sheegay in bastoolado kufureen dadkaas, kuwaasi oo ka baxsaday goobta. Wararka qaar ayaa sheegaya inay ka mid ahaayeen ciimada badda ee Puntland inkasta oo aan la xaqiijinin. Wixii ka soo kordha warkaan dib ayaan idinkaaga soo sheegi doonaa.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!