[DEG DEG] Wasiirka Gaashandhiga Ingiriiska oo Hargeysa ka degay

Reading Time: < 1 minute

Waxaa maanta ka degay magaalada Hargeysa wasiirka Gaashandhigga Ingiriiska iyo wafdi uu hoggaaminaayo.

Safarka Wasiirka oo aan hore loo shaacin aya waxay jawaab iyo fartiin looga dirayaa MW. Farmaajo iyo dowladdiisa oo ka dhaga adeygay in ay ceyriyaan wakiilkii hore ee QM.

Waxaa la filaaya in bilaha soo socda ay xukuumadda iyo maamulka Farmaajo ay la kulmi doonaan cadaadis siyaasadeed iyo mid dhaqaale oo uga yimaada wadamada deeqda bixiya

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!