DEG DEG: Taliyihii booliska ee degmada Xudun ee Somaliland oo la dilay

Reading Time: < 1 minute
Iyada oo ay dilalka qorsheeysan ku soo badanayaan deegaanada Sool iyo Sanaag ayaa maanta waxaa la dilay  Taliyihii Ciidamada Booliska ee degmada Xudun ee Somaliland. Dilkaan ayaa lagu sheegay in uu ahaa mid ku yimid  iska horimaad la sheegay in uu dhex maray dablay hubeysan iyo ciidamada Booliska.
Warka ka imanaana Degamda XUdun ayaa intaas ku daraya in lix kamid ah ciidamada Booliska Somaliland uu dhaawacyo kala duwan ka soo gaaray dagaalkaas. Wixii soo kordha gadaal ayaan idinkaga soo sheegi doonaa.
Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!