[DEG DEG] RW Rooble oo Wasiirka Amniga u magacaabay Xil. Cabdullaahi Maxamed Nuur

Reading Time: < 1 minute

RW Rooble ayaa goordhow u magacaabay wasiirka amniga ee JFS, Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur. Magacaabidda ayaa lagu shaaciyay barta twitterka ee RW Maxamed Xuseen Rooble.

Sida MOL aay u sheegeen saraakiil ka tirsan xafiiska Ra’isul Wasaaraha ayaa sidoo kale u xaqiijiyay in uu keenay warqaddii is casilaada Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxman Beyle.

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socdo aay is casilaan wasiiro dhowr, waxaanan idiinku soo gudbin doonaa wararkeena danbe

 

 

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!