[Deg Deg] Rooble oo xilka ka qaaday Fahad, magacaabayna Bashiir Goobe

Reading Time: < 1 minute

Warqad ka soo baxday xafiiska RW Rooble ayaa lagu sheegay in xilka laga qaaday Fahad Yasin Agaasimihii hore ee NISA, waxaana si ku meel gaar ah xilka loogu magacaabay S/Guuto Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe).

Lama oga sida aay Villa Somalia uga falcelin doonto walow saraakiil ka tirsan xafiiska Rooble aay noo sheegeen in Bashiir Goobe uu ku yimid rabitaanka Farmaajo iyo Fahad Yasin kuwaasoo diiday in shaqsi kale loo magacaabo Agaasimaha NISA.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!