Deg Deg Qarax xoogan oo Muqdisho ka dhacay

Reading Time: < 1 minute

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho oo sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay Degmada Howlwadaag……….

qaraxa oo jugtiisa culus laga maqlay qeybaha kala duwan ee magaalada muqdisho ayaan la ogeyn cida lala beegsaday iyo khasaaraha ka dhashay…….

wixii kusoo kordha halkaan kala soco