Deg deg: Qarax xoog leh oo hadda ka dhacay Magaalada Muqadishu

Reading Time: < 1 minute

Waxaa hadda ka dhacay magaalada Muqadishu Qarax xoogan oo laga maqlay dhamaan magaalada Muqadishu.

Lama   oga meesha uu ka dhacay iyo dhibka uu geeystay qaraxaas.

warar dheeri ah filo….