Reading Time: < 1 minute
MUDADA KA HARSAN XILKA XAFIISKA MADAXWEYNE FARMAAJO
128 days
02 hours
58 minutes
42 seconds

Waxaa goor dhow qarax weyn uu ka dhacay meel aan ka fogeyn agagaarka Wadada 21 October meel u dhow Suuqa Beerta ee degamda Waaberi, Waxa uuna ahaa gaari Surf ah Waxaa ku dhintay 1Qof Waxaa dhaawac ah qof kale.

Ma cadda in qaraxa uu ahaa Mid Lagu soo xiray gaariga ama Miino dhulka Lagu Aasay.

Wixii soo kordho & faah faahin dhawaan naga filo