Deg Deg: Qarax Muqadisho ka dhacay

Reading Time: < 1 minute

Waxaa goor dhow  ka dhacay baratama magaalada Muqadishu qarax wayn. Qaraxaan ayaan wali la ogaynin qasaaraha uu gaystay. Waxaana halka uu qaraxa ka dhacay ka socota israsaaseyn.

Wixii ku soo kordha gadaal ayaan idinkaga soo sheegi doono