(Deg Deg) Qarax ka dhacay agagaaarka xerada Afisyooni

Reading Time: < 1 minute

Sida ay ilo wareedo goob joogayaal ah u sheegeen MOL waxaa daqiiqada ka hor gaari ay leeyihiin ciidanka Booliska Soomaaliya lagu xiray qarax kaasoo geystay qasaaro badan.

MOL weli ma helin inta uu la egyahay qasaaraha ka dhashay qaraxaas, waxaan goordhow idiin soo gudbin doonaa faahfaahin ku saabsan qaraxa iyo qasaaraha uu geystay oo dhameystirin.