(Deg Deg) Qarax hadda ka dhacay degmada Wardhiigley isgoysa Xerayaale

Reading Time: < 1 minute

Waxaa daqiiqado ka hor ka dhacay Degmada Wardhiigley gaar ahaan isgoyska Folernsa ee agaagaarka Xerayaal, qarax aad u weyn oo jugtiisa laga maqlay dhammaan magaalada Muqdisho iyo agagaarkeeda,

Weli lama oga inta uu la egyahay qasaaraha ka dhashay Qaraxa waxaanan dib idiinkula wadaagi doonaa faahfaahinta qaraxa.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!