[Deg Deg] Qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Qarax gaari ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho sida ay xaqiijiyeen goobjoogaal ka ag dhawaa halka ay wax ka dhaceen.

Gaari yaallay degmada Waabari gaar ahaan Aaga Tareebiyaano aya qarxay, waxaana dhawaqa Qaraxa laga maqlay Xaafado ka mid ah Muqdisho.

Ilaa hadda si rasmi ah looma xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay Qaraxaas.