DEG DEG; Muqtaar Roobow oo goordhow Saxaafada la hadli doono

Reading Time: < 1 minute

Musharax Mukhtaar Roobow ayaa lagu waddaa in uu goor dhow warbaahinta kula hadlo guriga Habar Khadiijo ee Taliska Hay’adda Nabad suggida Qaranka.

Wadaadka oo horay Shabaab ka tirsanaan jiray ayaa isugu soo dhiibay dowladda Soomaaliya, waxaana uu intaasi ka dib uu isku sharaxay xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed, waxaana Ciidanka dowladda Soomaaliya ay kasoo xireen Magaalada Baydhabo.