Waxaa goor dhaweyd cisbitaalka uu ku jiray magaalada Dooxa ku geeriyooday Marxuum Maxamed Cismaan Cali oo ka mid ahaa dhaawacyadii shalay la keenay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.
Marxuumka oo dhaawaciisa uusan ahayn mid halis ah aya qalliin uu galay maanta u geeriyooday sida ay noo sheegeen masuuliyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Dooxa.
Faahfaahin goordhaw naga filo