Deg Deg: Meeydka 2-ruux oo la Gowracay oo lasoo dhigay…

Reading Time: < 1 minute

Meydadka 2 Ruux oo qoorta laga gooyay ayaa lasoo dhigay deegaanka Muuri ee duleedka Afgooye

Lama Yaqaan cida Qoorta ka jartay ama Gawracday Labadaasi ruux oo dadka deegaanka ahaa,Kala Carar ama cabsi ayaa ka jirta deegaankaasi