[Deg Deg] Madaxweyne Farmaajo oo isbitaal la dhigay kaddib markii….(Akhriso)

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasha ku jooga magaalada Bakiin ee dalka Shiinaha ayaa waxaa ku soo booday xanuun dhanka wadnaha, iyadoo loola cararay isbitaal sida uu MOL u xaqiijiyay Saciid Maxamud Warsame (Kampala) oo ah madaxa hab maamuuska Madaxtooyada JFS.

 

Lama oga ilaa hadda xaaladdiisa caafimaad waxa ku soo kordhay, waxaanan akhristayaasha idiin ballan qaadeynaa in aan dib idiinkugu soo gudbin doono warbixin faahfaasan.

 

Sida aay noo xaqiijiyeen howl wadeenada Madaxtooyada, xanuunka madaxweynaha aya lagu soo wargeliyay RW Xasan Cali Kheyre, iyo Taliyaha NISA Xuseen Cismaan Xuseen.

 

Waxaan Madaxweynaha Ilaahey uga baryeeyna in uu caafimaad degdeg ah siiyo xanuunkana ka qaado