DEG DEG: Madaafiic lagu weeraray Xarunta Xalane

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka  imaanaya Xarunta Xalane ee saldhiga u ah beesha caalamka ayaa  sheegaya in daqiiqado ka hor lagu weeraray madaafiic iyo qoryahada darandooriga u dhaca.

Sida la xaqiijiyay ilaa lix madfac ayaa ku dhacday xaruntaas , wali lama oga dhibaatada ka dhalatay madaaficida lagu weerar xaruntaas.

Warar dheeraad ah filo.