Wararka nagasoo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in uu caawa ka bad-baaday weerar culus oo lagu qaaday Taliyahii Hore ee Nabadsugida Soomaaliya cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare ka dib rasaas lagu furay xili uu maraayay wadada Marinaayada ee Degmada Kaaraan.
Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada gaar ahaan Nisa oo Caawa Wadooyinka Muqdisho lasoo dhoobay ayaa Rasaas ku furay taliyaha iyo Ilaaladiisa waxaana halkaasi ka dhacay Dagaal kooban.
Taliyaha ayaa kusii jeeday Guriga Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud sida aan xogta ku helnay