[Deg Deg] Gen. Bashiir Goobe oo magacaabay Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir

Reading Time: < 1 minute

Ku simaha Agaasimaha NISA Gen. Bashir Maxamed Jaamac (Goobe) ayaa goor dhow waxaa uu magacaabay Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir.

G/le Muxudiin Maxamed Jimcaale ayaa loo magacaabay in uu noqday Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir isagoo bedeli doono Taliyihii hore Yasin Farey oo ka mid ah eedeysanaasha aay dacwada ka taal maxkamadda ciidamada qalabka sida loona heysto kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo aay hay’adda NISA afduubteen bishii June 26 sanadka 2021.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!