[Deg Deg] Galmudug & Hirshabeelle oo ka hor yimid muddo kororsiga Farmaajo

Reading Time: < 1 minute

War saxaafadeed aay si wadajir ah u soo saareen maamulada HirshAbelle & Galmudug ayaa si toos ah uga hor yimid muddo kororsiga 12 April aay gaareen Baarlabaanka Aqalkiisa hoose.

Muddo kororsiga ayaa loo sameeyay xildhibaanada & Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday.

Arrintan ayaa dhabarjab ku noqoneysa riyadii Farmaajo.

Halka Hoose ka Akhriso