Deg Deg: Dowlada Turkiga oo hakisay kaalmo dhaqaalle oo ay siin jirtay Soomaaliya (Aqriso sababta)

Reading Time: < 1 minute

Dowlada federaalka ah ee soomaaliya waxaa ay deeq lacageed oo kala duwan ka heshaa dowladaha caalamka,kuwaasi oo lagu kaabo howlaha dowlada sida bixinta mushaaraadka iyo dib u dhiska dalka.

Dowlada aynu walaalaha nahay ee turkiga oo wax weeyn usoo qabatay umadda islamarkaana nasoo garad istaagtay iyadoo la joogay marxalad aad u adag ayaa lagusoo waramayaa in xariirka kala dhaxeeyo dowlada uu dib usii xumaanaayo.

Arintan ayaa waxaa ay sababtay in dowlada turkigu ay joojiso kaalmo dhaqaalle oo ay siin jirtay dowlada federaalka ah ee soomaaliya,sababta ugu badan ayaa lagu sheegay in ay tahay musuq maasuq xoogan oo ay dareentay

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!