DEG DEG: Dowlad Goboleedyadda oo xiriirkii u jaray dowlada Federaalka

Reading Time: < 1 minute

Waxaa hadda ka socda hoolalka shirka ee Kismaanyo aqrintii warmurtiyeedka shirkii maalmahan u socday madaxda dowlad goboleeyadda. Wararka hoose oo ah heshay MOL ayaa sheegay in ay dowlad goboleedyaddu go’aansadeen in ay  si ku meel gaar ah xiriirka  ugu jaraan dowlad Federaalka.