Deg Deg:-Doorashadda Puntland oo Dib loo dhigay!!

Reading Time: < 1 minute

Warar Ay Heshay Muqdisho Online Ayaa Sheegaya In Doorasahada Puntland Dib loo Dhigay Kadib Shir Ay Yeesheen Gudiga Doorashada Iyo madaxda  Xilka Haysa ee Puntland,Mudo Bilooyin Dib loogu Dhigay Dagaalka  Puntland Kujirto Darteeda.

Shirkani oo madaxtooyada Puntland Kula Kulmeen Gudiga Doorashada Puntland Ayey Soo saareen Qodobo Salka Ku haya Doorsahada  Puntland oo  la Horkeeni Doono Golaha Barlamaanka Puntland Dhawaan.

Doorashada Puntland oo Ay ka Hadhsanayd wax Ka Yar 4 Bilood Ayaa Dib Loogu Dhigay Inay Dagaal Kujirto Puntland  Inta Dagaalka Socda  Wakhti Loogu dari Doono  Xukumada.