Wararka aanka heleyno maagalada muqdisho gaar’’ahaan degmada howlwadaag ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay labo askari oo katirsan ciidamada xoogga dalka qaasatan kuwa maletariga soomaaliya
Dadka Deegaanka Ayaa Inoo Xaqiijiyay In Ciidamada Ay Dileen Ragga Ku Hubeeysnaa Bastoolada Kuwaasi Oo Isaga Baxsaday Goobta Ay Falkaasi Ka Geeysteen
Ilaa Iyo Haatan Wax War Ah Kama Soobixin Laamaha Amaanka Iyo Kuwa Ciidamada Malatariga Oo Ku Aadan Dilka Loogeystay Ciidamada Lagu Dilay Degmada Howlwadaag
Sikastaba Ha Ahaatee Waxaa Sii Kordheysa Falalka Amni Darada Ee Ka Dhaca Magaalada Muqdisho Xilli Ay Muuqato Masuuliyad Daro Waxuuna Dilka Askartani Kusoo Aadayaa Xilli Maanta Qarax Loo Adeegsaday Gaari Lagu Burburiyay Xarunta Degmada Howlwadaag