Deg Deg:-Dagaal xoogan oo ka socdo Magaalada Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Ciidamo Katirsan Booliska Iyo Kuwa 14-ka October Oo Goordhaw Ku Dagaalamay Isgoyska KM4 Ee Magaalada Muqdisho.

Rasaas Teel Teel ah ayaa La Maqlayaa iyadoo aysan weli cadeeyn sababta ka danbeysa isku dhacaan askarta.

goobjoogayaal ku sugan goobta uu isku dhacaan ka dhacay ayaa inoo xaqiijiyay in Hal Askari uu Ku Dhintay Dagaalka.

wixii kusoo kordha halkaan kala soco.